Webdesign Ku baro Af-Soomaali: Casharka 1aad
Casharkan waa kii 1aad ee casharro xiriir ah oo ku saabsan naqshadaynta iyo dhismaha muuqaalka guud ee website (Webdesign ku baro Af-Soomaali) oo aad kala socotaan AqoonKaal.com